Musharax Madaxweyne Danjire Jamaal Axmed Ibraahin oo dardar geliyey ololihiisa doorashada

Musharax Madaxweyne Jamaal Axmed Ibraahim wuxuu ku dhashay Degmada Blacad ee gobolka Sh/dhexe  Sanadkii 1967, Waxbarashadiisa Hoose, Dhexe, Sare iyo Jaamacad wuxuu ku soo qaatey Wadamadda Deriska la ah Soomaalia qaarkood. Waa aqoonyahan haysta shahaadooyin kala duwan, isagoo shahaadada labaad ee Master Degree ka qaatay  xalinta khilaafaadka & dhismaha nabada. Jamaal oo ka mid ah … Continue reading Musharax Madaxweyne Danjire Jamaal Axmed Ibraahin oo dardar geliyey ololihiisa doorashada